Diiwaangalinta musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee K/galbeed oo Baydhabo ka socota

Diiwaangalinta 10 Murashax oo u tartami doona shan kursi oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanya ka bilaabatay Magaalada Baydhabo Xubnaha buuxiya shuruurdaha guddiga doorashooyinka ayaa la filayaa inay beri ku tartamaan Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed oo isagu u codeyn doona shanta kursi ee lagu tartamayo. Labo kamid ah kursiyadan loo … Continue reading Diiwaangalinta musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee K/galbeed oo Baydhabo ka socota